Shirkada DP World oo Dekad labaad ka dhiseysa magaalada Berbera

Shirkada DP World ee laga leeyahay dalka Imaaraadka Carabta ayaa magaalada Berbera ee maamulka Somaliland waxa ay ka dhiseysaa dekad labaad oo la qorsheenayo in loo dhiso qaab casri ah. Madaxweyne kuxigeenka maamulka Somaliland iyo Wasiiro katirsan maamulkaasi aya ala filayaa in goob joog ka noqdaan Munaasabada lagu dhagax dhigayo dekeda labaad ee Shirkada DP … Continue reading Shirkada DP World oo Dekad labaad ka dhiseysa magaalada Berbera